Menu

Alphabiolabs, Soomaaliya

Waxaan ka shaqeeynaa in ka badan boqol wadan oo aduunka ah, Alphabiolabs wixii ugu horaysaa aduunka xagga DNA, daroogoda iyo aalkoloda iyo howlaha baaritaanka Covid-19.

Waxaa la bilaabey 2004, haddana waxaanka shaqeeynaa wadanka Soomaaliya oo dan, waxaana aan bixinaa howlo oo aad u sharfan oo aad u saxan oo kaladuban.

Baarintaanka DNA Soomaaliya

Alphabiolabs wixii sameysaa baarintaano oo dinaca dowladda iyo xagga shacabka waxaa na kamid ah baarintaanka DNA sida loo ogaado xariirka aabonimada, hooyonimada, walaalaha, ayeeyoda, awoowoda, Y Kromsomyada, Mataanaha, baarintaanka, aabonimada inta oo cunuga uu san dhalanin.

Baarintanka DNA waxaa kamid ah kuwa soo socda:

Baarintaanka DNA oo Aabonimida

Baarintaanka DNA oo Hooyonimida

Baarintaanka Aabonimida inta aysan ilmaha dhalanin

Baaritaanka DNA walaalaha

Baaritaanka DNA oo Eedoda / Habaryarta

Baaritaanka DNA oo Adeerka / Abtiga

Baaritaanka oo DNA Awoowoda / Ayeeyoda

Baaritaanka DNA Socdaal

Baaritaanka DNA oo Dowladda

Baaritaanka DNA oo Y Kromsomyada

Baaritaanka DNA oo Mataamada

Baaritaanka DNA oo cidyaha

Baaritaanka DNA oo Cadeyga

Baaritaanka DNA oo qofka meesha uu ka soo horjeedo

Baaritaanka Daroogada

Alphabiolabs wuxuu bixiyaa baarintaano daroogoda kaladuban oo loogu talagaley qofka shakhsiga iyo ururada.

Waxaa na bixinaa baaritaano daroogada oo kaladuban oo ku habboon baahidaada, sida baarintaanka timaha, canduufta, kaadida, neefta iyo cidyaha.

Baarintaanka Daroogada oo Timaha

Baarintaanka Daroogada Canduufta

Baarintaanka Daroogoda oo Kaadiga

Baarintaanka Daroogada oo Cidyaha

Baarintaanka Daroogada oo Guriga la ku sameeyo

Baarintaanka Aalkoloda Soomaaliya

Alphabiolabs wixii na bixiyaan baarintaano aalkoloda oo kaladuban oo loogu talagaley shacabka, iyo dadka dowladda ka shaqeeyo, iyo shirkadaha kaladuban.

Waxaa na bixinaa baaritaano aalkoloda oo kaladuban oo ku habboon baahidaada, sida baarintaanka timaha, dhiiga, neefta iyo cidyaha.

Baarintaanka Aalkoloda oo Timaha

Baarintaanka Aalkoloda oo Diiga

Baarintaanka Aalkoloda oo Neefta

Baarintaanka Aalkoloda oo Cidyaha

Baarintaanka COVID-19 Soomaaliya

Anagoo ka jawaabeeyno cudurka caalamiga, Alphabiolabs waxaan furney labaratooriyo oo si khaas ah u baarto Covid-19.

Baarintaanada ee sameeyso wixii na yihiin kuwa PCR testiga oo labarotooriga ugu celineysid iyo kuwa oo muddo gaaban aad ku haleysid natiijodaadi.

Baarintaanka PCR

Baarintaanka Antigen

Baarintaanka Rapid Antibody

Meelaha Soosocdo

Alphabiolabs wuxuu bixiyaa baarintaano.

Mogadishu Hargeisa Burao Baidoa Beledweyne
Borama Merca Kismayo Bosaso Jowhar
Galkayo Erigavo Jilib Bardera Hudur
Samareeb Las Anod Garowe Garbaharre

Baaritaanka aad dooneysid